Home Wararka Gudaha Kormeerihii Waxbarashada gobolka Shabeellaha Hoose oo la dilay

Kormeerihii Waxbarashada gobolka Shabeellaha Hoose oo la dilay

79
0

Sabti 18-ka June 2022, (Afgooye-xog-ogaal) Kormeerihii Waxbarashada Gobolka Sh/Hoose Cali shanloow ayaa lagu Dilay  degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose Sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka deegaanka, dilka ayaa ka dhacay Gurigiisa Hortiisa oo kuyaala xaafada xaawataako ee Degmada Afgooye.

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay In ay dileen ka dibna ay goobta ay iskaga baxsadeen,  laamaha Amniga degmada Afgooye ayaa gaaray goobta uu ka dhacay dilka, waxaana ay sameeyeen baaritaano.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.