Home Wararka Gudaha Kooxo hubeysan oo wiil iyo Aabihiis ku dilay Galgaduud

Kooxo hubeysan oo wiil iyo Aabihiis ku dilay Galgaduud

151
0

Sabti 12-ka November 2022, (Cadaado-xog-ogaal) Allaha u naxariisto Sh Cisman Axmed Geedi iyo wiilkiisa ayaa xalay lagu dilay aaga deeganka Dhisaq Shurufle ee gobolka Galgaduud, wararka waxay sheegayaan in Shiikha iyo wiilkiisa la dilay xilli ay salaad ku jireen, kooxihii dilka geystay ayaa iskaga baxday halka ay ku dileen Sheekh iyo wiilkiisa sida ay xaqiijiyeen laamaha Amniga Galmudug.

Wali laguma guuleysan in kooxihii dilka geystay gacanta lagu soo dhigo, sheekh Cisman ayaa horey u soo noqday gudoomiyaha Maxkamada degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.