Home Wararka Gudaha James Swan oo Ra’iisul Wasaarr Xamze u balanqaaday taageerada qorshaha Xukuumadda.

James Swan oo Ra’iisul Wasaarr Xamze u balanqaaday taageerada qorshaha Xukuumadda.

130
0

Axad 25-ta September 2022, (Mogadishu-xog-ogaal) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ra’iisul Wasaare Xamse iyo Ergayga gaarka ah Mr. Swan ayaa kulankooda iskula soo qaaday xaaladaha dhanka siyaasadda, ammaanka iyo bini’aadamnimo ee dalka ka jira maanta iyo qaabka ugu habboon ee gargaar loo gaarsiin karo dadka dhibaateysan ee abaaruhu saameeyeen.

Ergayga ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay diyaar u tahay inay dowladda Soomaaliya gacan ka siiyaan barnaamijyada hortabinta u leh qorshaha xukuumadda DanQaran.

james swan oo ra'iisul wasaarr xamze u balanqaaday taageerada qorshaha xukuumadda.james swan oo ra'iisul wasaarr xamze u balanqaaday taageerada qorshaha xukuumadda.

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.