Home Wararka Gudaha Hirshabeelle oo shaacisay jadwalka qabashada doorashada Afar Kursi

Hirshabeelle oo shaacisay jadwalka qabashada doorashada Afar Kursi

261
0

Sabti 12-ka Maarso, (Beleweyne-xog-ogaal) Guddiga doorashada Hirshabeelle ayaa shaaciyay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne, doorashada afartaan Kursi ayaa la qabanaya Maalinta Isniinta ah oo taariikhdu ay ku beegan tahay 14 Maarso.

✅HOP#004
✅HOP#011
✅HOP#063
✅HOP#135

 

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.