Home Wararka Gudaha Habraaca Doorashada Golaha Shacabka Gobolada Waqooyi Oo La Soo Saaray

Habraaca Doorashada Golaha Shacabka Gobolada Waqooyi Oo La Soo Saaray

165
0

Gudoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’isul Wasaare kuxigeenka dalka Mahadi Guuleed ayaa si wadajir ah usoo saaray habraaca doorashada Golaha Shacabka ee gobolada Waqooyi.

Habraacan ay soo saareen Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo Mhadi Guuleed ayaa lagu cadeeyay sida loo wajahayo dooarshada Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo sida loo soo xulayo ergada dooraneysa kuraasta Golaha Shacabka.

Qodobka shanaad ee Habraaca ayaa dhigaya in Musharaxa u tartamaya Golaha Shacabka ee ka tirsan Ciidamada qalabka sida, Diblomaasiyiinta Shaqaalaha dowladda iyo hey’addaha dowladda uu is casilo T todobo maalin ka hor maalinta doorashada.

Halkan ka akhriso Habraaca Doorashada Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.