Home Wararka Gudaha Gudoomiye Jacfar oo Xildhibaan loo doortay

Gudoomiye Jacfar oo Xildhibaan loo doortay

177
0

(DH/mareeb-xog-ogaal) Maanta oo taariikhdu tahay 12-da Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug wuxuu qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP#025 oo musharax isku diiwaangeliyeen, kalana ah:

1- Mohamed Abukar Cali (Jacfar)

2- Xasan Cali Cismaan

Waxaa ka tanaasulay tartanka Xasan Cali Cismaan waxaa ergadu hab gacan taag ah ugu codeeyeen musharax Mohamed Abukar Cali (Jacfar) waxaana ogol ugu codeeyey 100 ergada ah, waxaa maya ku codeeyey 1 ergo ah, wax ka aamusay majiraan.

Sidaa daraadeed waxaa ku guuleystay doorashada kursi HOP#025 Mohamed Abukar Cali (Jacfar) oo helay 100 cod.

Jacfar ayaa hadda ah gudoomiyaha degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

in-kahoot.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.