Home Wararka Gudaha Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha

181
0

Khamiis 19-ka May 2022, (Mogadishu-xog-ogaal) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha kuwaas oo Guddoomiyaha kala hadlay sidii wax looga qaban lahaa abaaraha soo noq-noqday, guddiga abaaraha ayaa Guddoomiyaha ka codsaday in qeyb ka mid ah loogu deeqo lacagihii musharaxiinta laga qaaday si wax loogu qabto dadka dhibaateysan.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dhankiisa guddiga kula dardaarmay in sida ugu wanaagsan uu Golaha Shacabka u la shaqeeyn doono Gudigga Abaaraha.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

in-kahoot.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.