Home Wararka Gudaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u ambabaxay dalka Holand

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u ambabaxay dalka Holand

121
0

Axad 9-ka October 2022, (Mogadishu-xog-ogaal) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta safar shaqo uga ambabaxay magalada Muqdisho asagoo ku sii jeeda magaalada Amsterdam ee dalka Boqortooyadda Netherland, guddoomiyaha ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Netherland waxaa uu la kulmi doonaa dhigiisa dalkaas, isagoona kulamo la qaadan doona Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaasi.

Guddoomiyaha ayaa kulamada uu uga qeyb galayo dalka Holand waxaa uu kaga hadli doonaa xaaladda Soomaaliya iyo baahiyaha xilliaan kajira sida waxka qabashada Amniga iyo Abaaraha.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.