Home Wararka Gudaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Danjiraha Imaaraadka Carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Danjiraha Imaaraadka Carabta

159
0

Sabti 7-da May 2022, (Mogadishu-xog-ogaal) Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi oo ah safiirka dalka Imaaraadka Carabta, guddoomiyaha ayaa safiirka ka guddoomay hambalyo uu uga siday dalkiisa oo ku aaddan Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad.

Guddoomiyaha ayaa danjiraha Imaaraadka Carabta kula dardaarmay in ay sii laba jibbaaraan dadaalada horumarineed ay dalka ka wadaan iyo sii xoojinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah.

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.