Home Wararka Gudaha Guddoomiyaha gobolka banaadir oo magacaabis sameeyay

Guddoomiyaha gobolka banaadir oo magacaabis sameeyay

228
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yariisow) ayaa Magacaabay Guddoomiye ku xigeenka amniga ee Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Duqa Muqdisho ayaa Cabduqaadir Cali Nuur Faracade  loogu magacaabay in uu noqdo Guddoomiye ku xigeenka amniga ee Degmada Dayniile.

Sidoo kale Wareegtada uu soo saaray Guddoomiye Yariisow ayaa waxaa lagu sheegay in lakala qaaday xilalka amniga iyo Siyaasada ee degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here