Home Wararka Gudaha Guddoomiyaha Baarlamaanka Itoobiya oo Muqdisho imaanaysa iyo xiriir la sheegay inuu dhexmarayo...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Itoobiya oo Muqdisho imaanaysa iyo xiriir la sheegay inuu dhexmarayo labada Baarlamaan ee soomaaliya iyo Itoobiya

296
0

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee soomaaliya  Cabdi Xaashi C/llaahi  iyo Wafdi ka tirsan labada gole ee baarlamaanka soomaaliya oo dalka Qadar uga qeybgalay  Shirkii 140-aad ee Midowga Baarlamaanada adduunka ayaa waxa ay shir gaar ah la qaateen Guddoomiyaha Golaha Federationka ee dalka Itoobiya Marwo Keria Ibrahim.

Sida warka lagu sheegay Labada dhinac waxaa ay adkeeyeen inay muhiim tahay in xiriir wada shaqayn iyo aqoon iswaydaarsi ay wada yeeshaan labada  baarlamaan ee soomaaliya iyo Itoobiya .

  1.  Dhinaca kale Guddoomiyaha Aqalka sare wuxuu u fidiyey casumaad Guddoonka Baarlamaanka Ethiopia inay ku yimaadaan Soomaaliya, kaasoo ay aqbashay, dibna xiriir ka soo samaynayso waqtiga ugu haboon ee ay booqashadaasi dhaceyso.

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.