Home Wararka Gudaha Guddiga Doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland oo ka hadlay xiliga ay bilaabayaan...

Guddiga Doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland oo ka hadlay xiliga ay bilaabayaan Doorashada Golaha Shacabka

138
0
uddoomiyaha guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi ee Somaliland Khadar Xariir Xuseen ayaa sheegay in labada isbuuc ee soo socda ay bilaabi doonaan qabashada doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda deegaanada Somaliland.

Guddoomiye Khadar xariir ayaa sheegay in Raysal wasaaraha Soomaaliya uu u fududeeyay dhamaan adeegyadii looga baahna iney ku qabtaan doorashada Xildhibaanada gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Waxuu intaasi ku daray in labadii maalmood ee lasoo dhaafay ay waddeen kormeero ay ku sameeyeen goobaha loogu tala galay in lagu qabto doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda deegaanada Somaliland.

Hadalka  gudoomiyaha guddiga doorashada gobolada waqooyi ayaa imaanaya ka dib markii shalay magaalada Muqdisho uu ka qabsoomay kulan u dhaxeeyay madaxda loo xil saaray doorashada Somaliland iyo Rasal wasaare Maxamed Xuseen Rooble, kaaso la iskula meel dhigay in si deg deg ah loo bilaabo howlaha doorashooyinka Xildhibaanada kasoo jeeda gobolada Waqooyi ee Somaliland.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

in-kahoot.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.