Home Wararka Gudaha Guddiga Doorashada Puntland oo la magacaabay

Guddiga Doorashada Puntland oo la magacaabay

9
0

Jimce 5-ta January 2024, (Garowe-xog-ogaal) Baarlamanka Puntland ayaa soo saaray Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenka Puntland oo dhacaysa maalinimada Isniinta, gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Puntland oo guddigan soo magacaabay wuxuu gudoomiye uga dhigay xildhibaan Cabdi Wali Yuusuf Warsame.

Guddiga oo todobo xubnood ka kooban wax dumar ah kuma jiro, in ka badan 10 musharrax ayaa u taagan xilka Madaxweynaha, waxaana la filayaa in wax toban ka yar ay galaan xarunta doorashada.

URL List

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.