Home Wararka Gudaha Guddiga doorashada guddoonka Aqalka Sare oo Gudoomiye iska dhex doortay

Guddiga doorashada guddoonka Aqalka Sare oo Gudoomiye iska dhex doortay

156
0

Sabti 16-ka April 2022, (Mogadishu-xog-ogaal) Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Golaha Aqalka Sare ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad waxayna doorteen Guddoon.

Senator Aadan Cabdinaasir Maxamed ayay u doorteen Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Golaha Aqalka Sare.

Senator Samsam Daahir Maxamuud guddoomiyaha Diiwaan gelinta murashaxiinta Guddoonka Golaha Aqalka Sare

Senator Farxaan Cali Xuseen Guddoomiyaha Maaliyadda Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.