Home Wararka Gudaha Golaha Wasiirada Soomaaliya oo la filayo in goordhow lagu dhawaaqayo

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo la filayo in goordhow lagu dhawaaqayo

156
0

Isniin 1-da August 2022,(Mogadishu-Xog-ogaal) Waxaa la filayaa in saacadaha soo socda uu  ku dhawaaqo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre Golihiisa Wasiirada oo mudo yar ay uga harsan tahay waqtigii Golaha Shacabka ay u siiyeen in uu kusoo Magacaabo, bahda Saxaafada ayaa kusii qul qulaya Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxaana socota qaban qaabada munaasad la filayo in looga dhawaaqo Golaha Wasiirada ee Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.

Dhamaan dadka Soomaaliyeed ayaa xilligaan isha ku haya Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxaana jira siyaasiyiin qaarkood aan xildhibaano aheyn oo kasoo dhex muuqan doona Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Faah faahinta Magacaabista Golaha Wasiirada  iyo  Qabiilada ay ka soo Jeedaan kala socda www.xog-ogaal.com  

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.