Home Wararka Gudaha Ganacsade xalay lagu dilay Mu- qdisho iyo kooxihii fuliyey oo

Ganacsade xalay lagu dilay Mu- qdisho iyo kooxihii fuliyey oo

184
0

(Muqdisho-Xog-ogaal) Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa xalay maqribkii ganacsade ku dilay agagaarka garaashka Macalin Nuur oo ku yaala degmada Dharkeynley ee magaalada Mu-qdisho, ganacsadahan oo lagu magacaabi jiray Cali C/qaadir Muudey oo sidoo kale dhaqtar ahaa ayaa isla goobta ku geeriyooday, waxaana uu la dhashay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle oo la yiraahdo Xasan C/qaadir Muu-dey, lamana oga sababta loo dilay ilaa hadda.

Wararku waxa ay  sheegayaan in dilka kadib ay ciidamada amnigu ay daba galeen ninka dilka geystay oo galay guri ku yaalla xaafadda mac-macaanka waxaana halkaasi ka dhacay is-rasaaseyn dhexmartay ciidamada amaanka iyo ninkii hubeysnaa iyadoo ciidamo badan halkaasi la geeyay, saraakiil ka tirsan booliska ayaa sheegay in israsaaseynta ka dhacday gurigaas lagu dilay ninka-as ka tirsanaa Al-shabaab ee dilay ganacsadaha, waxayna intaasi ku dareen saraakiishu in la badbaa-diyey caruur ku jirtay guriga uu ninkaas ka dhex dag-aalamay, haatana ay xaaladu caadi ku soo laabatay.

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.