Home Wararka Gudaha Duqa Muqdisho oo ka hadlay Maalmaha todobaadka xuriyadda…

Duqa Muqdisho oo ka hadlay Maalmaha todobaadka xuriyadda…

377
0

(Muqdisho-Xog-ogaal) Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalaa Muqdisho Eng: C/raxman Cusmaan Yariisow ayaa ka hadlay diyaar garoowga maalmaha todobaadka xuriyadda oo nagu soo wajahan.

Kulan ay ka qeybgaleen gudoomiyaasha gobolka ayaa looga hadlay waxqabadka maamulka iyo sidii loosii hormarin lahaa magaalada Muqdisho bilicdeeda,waxaana si gaar ah looga hadlay todobaaka xuriyadda.

Gudoomiyaha gobolka ayaa ku amray dadka degan guryaha saaran laamiga in ay dayactiraan guryahooda iyo in ay calanka Somalia ay suraan albaabka guryaha ay masuulka ka yihiin,isaga oo sheegay in gudi loo saaray arrintaas.

xog_ogaal@live.com

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.