Home Wararka Gudaha Duqa Muqdisho oo Amar dul-dhigay Guddoomiyeyaasha degmooyinka

Duqa Muqdisho oo Amar dul-dhigay Guddoomiyeyaasha degmooyinka

115
0

27 Feberaayo, (Mogadishu-xog-ogaal) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray xaruma ay kamid yihiin Biyaasa Liibaro iyo xarunta Sheybaarka Dhisma dowlada hoose Xamar.

Ujeedka kormeerkan ayaa ahaa mid uu duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Filish ugu kuur galaaye bilicda Caasimadda iyo howlaha muhiimka ah oo ay xarumahaasi bulshada u haayan, gudoomiyaha ayaa inta uu kormeerkan kujiray waxa uu faray Guddoomiyaasha degmooyinka in ay mas’uuliyad gaar ah iska saaraan ilaalinta nadaafada iyo bilicda.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.