Home Wararka Gudaha Duqa magaalada Jigjiga oo sheegay in dagaalka Itoobiya ka socda uu saameyn...

Duqa magaalada Jigjiga oo sheegay in dagaalka Itoobiya ka socda uu saameyn ku yeelan karo xitaa gobolada kale ee Soomaaliya

61
0

(Jigjiga-Xog-ogaal) Duqa Magaalada Jig jiga C/fitaax Ibraahim Sheekh Ismaaciil oo banaanbax ka dhacay  shalay magaaladaasi khudbad ka jeedinayey ayaa ku baaqay in laga qeyb qaato dagaalka ka dhanka ah TPLF, waxa uu sheegay maayarka Jigjiga in wax la aqbali karo aysan aheyn duulaanka tigreegu kusoo qaaday dowladnimada ka jirta Itoobiya sida uu warka udhigayna uu xittaa saameyn doono  dagaalkaasi dowladaha deriska oo ay Soomaaliya ku jirto, duqa Magaalada Jig jiga oo sii hadlayey ayaa shacabka deegaanka Soomaalida ugu baaqay inay umidoobaan dagaalka ka dhanka ah TPLF uu ku sheegay cadow in loo naxariisto aheyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here