Home Wararka Dibadda Dowladda Turkiga oo Shuruud ku xiray in Dowladda Sweden ay ku biirto...

Dowladda Turkiga oo Shuruud ku xiray in Dowladda Sweden ay ku biirto NATO

85
0

Isniin 6-da June 2022, (Ankara-xog-ogaal) Dawladda Turkiga ayaa ku celisay shuruudo adag oo ay ku xirtay inay ogolaato in Sweden ay ku biirto gaashaanbuurta NATO, xukumadda Ankara ayaa doonaysa in Stockholm ay u soo gacan geliso weriyayaal, xubno siyaasiyiin ah iyo dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda Kurdiyiinta, kuwaas oo ay dowladdu ku eedaynayso inay taageersanyihiin Jabhadda Kurdiyiinta oo uu Turkigu u arko koox argagixiso ah.

Dadka uu Turkigu doonayo in loo soo gacan geliyo waxaa ka mid ah, Amineh Kakabaveh, oo xubin ka ah baarlamanka Sweden.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.