Home Wararka Gudaha Dowladda Soomaaliya oo dalka ka mamnuucday is ticmaalka 1XBET

Dowladda Soomaaliya oo dalka ka mamnuucday is ticmaalka 1XBET

77
0

Talaado 21-ka November 2023, (Mogadisho-xog-ogaal)Kadib Kulan ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Guddiga Qaran ee ka hor-taga lacag dhaqida iyo la dagaalanka Maalgrlinta Argagaxisada ayaa dalka looga mamnuucay isticmaalka waxkasta oo khamaar ah.

Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa sigaar ah dalka looga mamnuucay in looga isticmaalo khamaarka 1XBET oo ay sheegeen in lagu dhaco hantida Shacabka Soomaaliyeed, isla markaana uu kasoo horjeedo, Diinta, Dhaqanka iyo shuruucda dalka.

Hoos Ka Akhriso Go’aanada lagu mamnuucay isficmaalka Khamaarka 1XBET

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.