Home Wararka Gudaha Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wadahadlay xoojinta arrimaha iskaashiga, Midowga...

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wadahadlay xoojinta arrimaha iskaashiga, Midowga Yurub oo sheegay inay soomaaliya ka taageerayaan……..

106
0

Talaado 6-da September 2022,(Muqdisho-Xog-ogaal) Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay shalay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann, wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka ayaa waxayn ka wadahadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga, loona dardargelin lahaa fulinta qorshaha kala guurka.

Wasiir C/qaadir Jaamac ayaa uga mahad celiyay Midowga garab istaaga ay u muujiyeen Midowga Yurub iyo doorkooda ku aadan dib u dhiska dalka Soomaaliya, wuxuuna tilmaamay in dowladda Federaalka ay ka taageeraan dhinacyo kala duwan, Midowga Yurub ayaa dowladda federaalka ka taageera dhinacyo kala duwan oo ay kamid yihiin qorsheyaasha dib u habeynta hannaanka maaliyadeed ee dalka, tababarada ciidamada, amniga iyo shuruudaha ku xeeran arrimaha deyn cafinta ee dalka.

URL List

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.