Home Wararka Gudaha Dowladda Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah…

Dowladda Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah…

87
0

Arbaco 18-da May 2022, (Mogadishu-xog-ogaal) Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta hoygiisa ku qaabilay safiirka dalka Masar Amb. Mohamed El Baz oo u yimid salaan iyo hambalyo uu ka siday Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Masar mudane Dr. Ali Abdel-Aal, wuxuu safiirku bogaadiyay dadaaladii Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee ku aaddanaa dhamaystirka doorashada ee ahayd mid xur iyo xalaal ah.

Guddoomiyaha Golaha shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka guddoomay hambalyada uu danjiraha soo gaarsiiyay waxaana uu sheegay in labada dowladood ay kawada shaqeyn doonaan horumarada kala duwan ee labada dal.

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.