Home Wararka Gudaha Dowlada Soomaaliya Oo Ka Soo Daadgureyneyso Muwaadiniinteeda Dalka Ukraine

Dowlada Soomaaliya Oo Ka Soo Daadgureyneyso Muwaadiniinteeda Dalka Ukraine

122
0

26 Feberaayo, ( Mogadishu-xog-ogaal) Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay sheegtay inay ka soo daadgureyneyso muwaadintiinteeda ku sugan wadanka Ukraine oo ay dagaalo ka socdaan,qoraal ka soo baxay dowlada ayaa lagula taliyay dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed oo ay ku jiraan ardayda inay la soo xiriiraan Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Brussels iyo Berlin si loo soo daad gureeyo.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jirta sidii loo samayn lahaa waddooyin lagu daadgureynayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran dalka Ukraine iyo sidii loo heli lahaa adeegyada qunsuliyadda ee muhiimka ah,dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay feejignaan muujiyaan, isla markaana ay wataan warqadaha aqoonsiga.dowlada soomaaliya oo ka soo daadgureyneyso muwaadiniinteeda dalka ukraine

 

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.