Home Wararka Gudaha Doorashada 3 Kursi Oo Lagu Qabanayo Dhuusamareeb Oo La Shaaciyay

Doorashada 3 Kursi Oo Lagu Qabanayo Dhuusamareeb Oo La Shaaciyay

180
0

(Dhuusamareeb-xog-ogaal) Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay habraaca saddex kursi oo doorashadooda la qabanayo 25-ka bishan Febraayo. Mid ka mid ah kuraasta la shaaciyay ayaa ah #HOP137, kaasoo ah kursiga Beesha uu ka soo jeedo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh.

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in kursigan loo xiray nin dhalinyaro oo lagu magacaabo C/risaaq Xusul oo la sheegay inuu wato Fahad Yaasiin Taliyihii hore NISA.

doorashada 3 kursi oo lagu qabanayo dhuusamareeb oo la shaaciyay

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.