Home Wararka Gudaha Dhambaal laga siday Madaxweyne Xasan Sheekh oo la gaarsiiyey Amiirka dalka Qadar

Dhambaal laga siday Madaxweyne Xasan Sheekh oo la gaarsiiyey Amiirka dalka Qadar

144
0

Khamiis 1-da September 2022, (Doha-xog-ogaal) Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha banni’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa shalay dhambaal uu ka sidey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud gaarsiiyay Amiirka Qadar, ergayga oo casuumad rasmi ah ku tegay dalka Qadar maalintii doraad ayaa maanta kulan la qaatay wasaaradda Arrimaha debedda, isaga oo u gudbiyay dhambaal qoraal ah oo uu ka siday madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud.

Dhambaalka ayaa ku aaddanaa sidii dowladda Qadar uga qeybqaadan lahayd gurmadka Abaaraha Soomaaliya ku dhuftay, ergeyga aya ka sokoow dhambaalka uu gudbiyay waxa uu si faahfaahsan uga warramay Amiirka xaaladda daran ee ka dhalatay abaarta ka taagan dalka Soomaaliya.

URL List

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.