Home Wararka Gudaha DFS oo shaacisay in Shirkaddo Shisheeye Kalluumeysi Sharci darro ah ka wadaan...

DFS oo shaacisay in Shirkaddo Shisheeye Kalluumeysi Sharci darro ah ka wadaan Biyaha Somalia

142
0

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay inay jiraan dowlado shisheeye iyo hey’addo kale oo gacan ka helaaya dad Soomaaliyeed oo ku howlan kaluumeysi sharci daro ah oo biyaha Soomaaliya ay ka wadaan.

Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay inay la dagaalanto kalluumeysiga sharci darrada ah oo Shirkadaha Shisheeye ka wadaan Biyaha Soomaaliya, isla markaana ay ku dadaali doonto Wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray Xeer ilaaliye in kalluumeysiga sharci darrada ah ee ka socda dalka uu kamid yahay musiibooyinka waaweyn ee ka jira Kheyraadka dalka, isla markaana ay ka faa’iideystaan dad Soomaaliya u soo Shaqa tegay.

Ugu dambeyn Xeer ilaaliyaha Qaranka ayaa waxaa uu faray Ciidamada Badda Soomaaliya ibay soo qabtaan maraakiibta shisheeye ee sida sharci darrada ah uga kalluumeysta xeebaha Soomaaliya.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.