Home Wararka Gudaha DFS oo QM kala hadashay Arrimaha doorashooyinka & Amniga dalka

DFS oo QM kala hadashay Arrimaha doorashooyinka & Amniga dalka

129
0

1 Maarso, (Mogadishu-xog-ogaal) Safiirka Dawladda Soomaaliya ee Itoobiya Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) ayaa ku qaabilay xarunta Safaaradda wafdi uu hoggaaminaayo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Mudane James Swan,  Kulanka ayaa la iskula soo qaaday doorashooyinka hadda ka socda Soomaaliya, hawlgalka cusub ee ciidamada nabad ilaalinta ee kusugan Soomaaliya iyo ammaanka Guud ee dalka.

Safiirka ayaa la waddaagay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Mudane James Swan sida ay uga go’an tahay dowladda Soomaaliya dhammaystirka doorashooyinka iyo sida ay ciidamada soomaaliyeed ugu diyaar garoobeen kala wareegidda ammaanka dalka ciidamada nabad ilaalinta ujooga Soomaaliya.

Ugu danbayn Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Mudane James Swan ayaa boggaadiyay dadaallada ku aadan qodobada la isla soo qaaday dhammaantood.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

in-kahoot.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.