Home Wararka Gudaha DEG DEG:- Qaraxyo ka dhacay Magaalada Beledweyne

DEG DEG:- Qaraxyo ka dhacay Magaalada Beledweyne

117
0
Isniin 3-da October 2022, (B/weyne-xog-ogaal) Ilaa laba gaari oo la sheegay inay qaraxyo ka buuxeen ayaa lagu weeraray Xerada lamagalaay ee Magaalada Beledweyne, halkaas oo ay kutaallo Madaxtooyada labaad ee Hir-Shabeelle & Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan, waxaa jira khasaaro kala duwan oo ka dhashay qaraxyada, iyada oo goobta ay xireen Ciidamada dowladda iyo kuwa Amniga Beledweyne, waxaana socda gurmad loo sameeynayo dadka ku waxyeeloobay.
Goobjoogayaal ku sugan magaalada Beledweyne ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxyada kadib ay hawada isku sahreertay uuro aad u farabadan, isla markaana Goobihii ka agdhawaa Xerada lamagalaay ay burbureen.
Wararka kusoo kordha kala socda pagekaan:

URL List

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.