Waxaa Magaalada Jowhar ka dhacday doorasho kursi ka mid ah kuraasta Aqalka sare kaas oo ay ka dhalatay buuq iyo rabshado ka dhacay hoolka doorashada kadib markii sida xogta aan ku helnay Madaxweynaha Hirshabelle iyo qaar ka mid ah guddoonka barlamaanka ay balanta uga baxeen Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Dabageed.