Home Wararka Gudaha Cumar Faraweyne oo loo magacaabay Gudoomiyaha Kismaayo

Cumar Faraweyne oo loo magacaabay Gudoomiyaha Kismaayo

175
0

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe  ayaa Cumar Cabdullahi Maxamed u magacaabay Gudoomiyaha Degmada Kismaayo iyo duqa Magaalada.

Cumar Faraweyn ayaa horay usoo noqday Gudoomiyaha gobolka Nugaal iyo taliyaha ciidanka ilaalada Madaxtooyadda Puntland.

Madaxweynaha ayaa xilka ka qaaday gudoomiyihii Kismaayo timo jilic oo muddo dheer xilkaasi hayay.

URL List

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.