Home Wararka Gudaha Ciidanka Booliska oo xiray Nin lagu Eedeeyay in uu u gafay Garsoorka

Ciidanka Booliska oo xiray Nin lagu Eedeeyay in uu u gafay Garsoorka

16
0

Arbaco 22-ka MAY 2024, (Mogadishu-xog-ogaal) Ciidanka Booliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Dagmadda Waabari ayaa soo xiray Eedeysane Mascuud Cabdullaahi Afrax (Garweyne),war kasoo baxay Booliska ayaa waxaa lagu sheegay in edeysanaha uu u gafay Garsoorka Dalka waxba kama jiraana ku tilmaamay xukunno kasoo baxay Maxkamaddaha Dalka.

Ninka Odayga ah ayaa Caan ka ahaa Baraha Bulshada, isaga oo Tv-yada uga hadli jiray aragtidiisa qodobkii markaas taagan, waxaana uu dhawaan si kulul uga hadlay kiiska xukunkii lagu riday Sayid Cali Macalin Daa’uud.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.