Home Wararka Gudaha Ciidanka Booliska oo soo bandhigay Nin dil iyo dhaawac geystay

Ciidanka Booliska oo soo bandhigay Nin dil iyo dhaawac geystay

25
0

Talaado 31-ka January 2023, (Mogadisho-xog-ogaal) Ciidanka Booliska degaanka Garasbaaley ayaa soo bandhigay  Kooxda Burcadka hubeysan ah ee dadka Shacabka ku dhaca, Degaanka Garasbaaley sidoo kalana midka mid ah burcaad ayaa rasaas ku furay Ciidanka Amniga ku dilay qof shacab ah, laba kalana ku dhaawacay.

Ciidanka Booliiska ayaa Ninkaan buracadka ah ka qabtay Waaxda 3-aad ee degaanka Garasbaley, xiligaas oo uu dhacaya qof dumar ah oo uu ka qaatay teleefan ay wadatay, waxa uuna watay Qoriga loo yaqaan M-16, Ciidanka Ammniga ee Booliska ayaana haatan ku soo xiray Saldhigga Degmada Dharkenley, waxaama la hor geenayaa Maxkamada ciidamada si loo marsiiyo Xukunkiisa.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.