Home Wararka Gudaha Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Doonyo si Sharci-darro ah u kalluumaysanayay

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Doonyo si Sharci-darro ah u kalluumaysanayay

154
0

Talaado 29-ka Maarso, (Garowe-xog-ogaal) Ciidamada Puntland ayaa gacanta ku dhigay doonyo laga leeyahay dalal shisheeye oo si sharci-darro ah uga jillaabanayay xeebaha Puntland, ciidanka PMPF oo kaashanaya Booliiska ayaa xeebaha degmada Xaafuun oo ka tirsan Gobolka Bari ku qabtay doonyaha sida sharci-darrada ah uga kalluumeysanayay halkaas.

Qoraal ka soo baxay PMPF ayaa lagu sheegay in hawgal laba cisho ka socday xeebaha degmada Xaafuun lagu qabtay doonyaha shisheeye inkastoo aan la sheegin dalalka laga leeyahay.

URL List

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.