Home Wararka Gudaha Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo gaaray degmada Dooloow ee Gobolka Gedo

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo gaaray degmada Dooloow ee Gobolka Gedo

127
0

Isniin 20-ka June 2022, (Dolow-xog-ogaal) Wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa gaarey Degmada Dolow ee Gobolka Gedo, maamulka Gobolka Gedo, Taliyaha Nabadsugida Gobolka Maamulka Degmada Dolow Somaliya Wasiirkii Arimaha Gudaha Jubaland qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa soo dhaweyn balaaran u sameeyey

Ergayga iyo wafigiisa ayaa booqan doono xarooyin barakacayaasha oo mudooyinka u danbeeyey ay ku soo barakaceen qoysas aad u tiro badan, ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa horay u booqday kaamamka Barakacayaasha ee kuyaalla degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan.

URL List

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.