Home Wararka Gudaha Burundi oo ka hadashay khasaaraha Ciidamadooda ka soo gaaray weerarkii Ceelbaraf

Burundi oo ka hadashay khasaaraha Ciidamadooda ka soo gaaray weerarkii Ceelbaraf

94
0

Arbaco 4-ta May 2022, (Mogadishu-xog-ogaal)  Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab oo ku hubeysan qoryo iyo walxaha qarxa ayaa shalay weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay ku leeyihiin gudaha dalka Soomaaliya, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xooggan oo lagu dilay ciidamo ka tirsan kuwa Burundi ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS, sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Burundi ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in 30 askari laga dilay, 22 kalena laga dhaawacay, halka tobaneeyo kalena la la’yahay.

Ciidamada AMISOM ayaa u diray diyaarado nooca qumaatiga u kaca ah kadib weerarkii subaxnimadii hore ee shalay lagu qaaday xero ay ku sugnaayeen ciidamada Burundi oo ku dhow deegaanka Ceel-Baraf, wararka laga helayo Burundi ayaa sheegaya in ku dhawaad ​​400 oo dagaalyahano Al-Shabaab ah ay gudaha u galeen saldhiga kadib markii ay qarxiyeen labo baabuur oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.