Home Wararka Gudaha Boqor Burhaan oo ka tacsiyeeyay qaraxii ka dhacay Magaalda Boosaaso….

Boqor Burhaan oo ka tacsiyeeyay qaraxii ka dhacay Magaalda Boosaaso….

180
0

(Boosaaso-xog-ogaal) Boqor Burhaan  Boqor Muuse ayaa ka tacsiyeeyay geerida Caaqil Yaasiin Cali Dhahar iyo Nabadoon Cabdi Ciise Maxamed oo ku geeriyooday qaraxii maalintii Sabtida ka dhacay magaalada Boosaaso.

“ Anniga oo ku hadlaya magaca guddoonka Isimada Gobolka Bari waxaan ka tacsiyeyn geerida Caaqil Yaasiin Cali Dhahar iyo Nabadoon Cabdi Ciise Maxamed oo ku geeriyooday qarax maalintii Sabtidii ka dhacay magaalada Bosaso, qaraxaas waxaa ku dhaawacmey 10 qof oo kale.

Boqor Burhaan ayaa sidoo kale ku baaqay in la adkeeyo Nabadda xilli muddooyinkii u dambeeyay qaraxyo ka dhacayeen magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.