Home Wararka Gudaha Biden oo soo jeediyay in la meel mariyo Sharci lagu xakameynayo Hubka

Biden oo soo jeediyay in la meel mariyo Sharci lagu xakameynayo Hubka

98
0
President Joe Biden delivers a speech on infrastructure spending at Carpenters Pittsburgh Training Center, Wednesday, March 31, 2021, in Pittsburgh. (AP Photo/Evan Vucci)

Sabti 4-ta June 2022, (New york-xog-ogaal) Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku baaqay  sharci-dajiyayaasha dalkaasi inay soo saaraan sharci lagu xakameynayo rabshadaha ka dhasha hubka , toddobaad kaddib markii 19 carruur ah uu nin hubeysan ku toogtay goob waxbarasho, khudbad qiiro leh oo si toos ah looga sii daayay Telefishinka Qaranka, ayuu ku yiri “Waa waqtigii wax la qaban lahaa”,isagoo dhinaca kalena soo jeediyay sharciyo dhowr ah oo ay ku jiraan mamnuucida nuuncyada hubka.

Madaxweynaha Mareykanka, wuxuu sheegay in meelo badan oo Mareykanka ah ay noqdeen goobaha dilka, wuxuuna ku booriyay  golaha guurtida ee Republikaaka inay taageeraan isbedelada sharciga ka dhigaya dalka mid qof walba ammaan u ah, saddexdii toddobaad ee la soo dhaafay, waxa dalka Mareykanka ka dhacay toogasho wadareedyo xiriir ah ,kuwaas oo rag hubeysan ay ku dileen dad Madow ah, arday iskuul iyo dhakhaatiir.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.