Home Wararka Gudaha Baarlamaanka Puntland oo wada mooshin lagu burinayo Heshiiska DP World

Baarlamaanka Puntland oo wada mooshin lagu burinayo Heshiiska DP World

159
0

Wararka laga helayo Magaalada Garoowe ee   Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in qaar kamid ah Xildhibaannada Golaha Wakiilada Maamulkaasi Puntland ay wadaan olole mooshin la doonayo in lagu baabi’iyo Heshiiskii Shirkadda DP World iyo Xukuumadda ee ku saabsan Dekadda Boosaaso.

In ka badan 41 mudane ayaa waxaa la sheegay inay wadaan mooshinkaas, si meesha looga saaro heehiiska DP World sida ay xaqiijiyeen dad lagu kalsoonaan karo.

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in 41 mudane ay mooshinka oo ah mid xoogan u gudbiyaan Guddoonka Golaha Wakiilada Puntland, iyada oo la sheegayo in ka hortegida mooshinkaan aysan waxba ka qaban karin Xukuumadda & Guddoonka Golaha Wakiilada Puntland intaba.

Sanadkii 2017-kii ayay heshiiska ballaarinta dekadda Magaalada Boosaaso wada galeen Xukuumaddii  Cabduweli Maxamed Cali Gaas & Shirkadda DP World, waxaana la sheegay in Shirkaddu aysan weli waxba ku kordhin dekadda, sida uu hoob fagaaro ah ka sheegay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

in-kahoot.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.