Home Authors Posts by Xog Ogaal

Xog Ogaal

3356 POSTS 0 COMMENTS

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday Tifatiraha Warbaahinta Goobjoog.

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta xukun ku riday Tifatiraha Warbaahinta Goobjoog ee Magaalada Muqdisho Cabdicasiis Axmed Gurbiye, kaasi oo saddex jeer kasoo muuqday Maxkamadda...

Madasha Xisbiyada oo war kasoo saartay kulankii Guddoonka Golaha Shacabka…

Hogaanka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa kulan muhiim la yeeshay Guddoonka Galaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kulankan ayaa u dhexeeyey wadaxweynayaashii hore  Xassan Sheekh ...

Siihayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha oo kormeer ku tegay Dekadda

Siihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahaana Ra’iiusl Wasaare ku-xigeenkii hore ee dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta kormeer shaqo ku tegay...

Beesha Caalamka oo soo saartay digniin adag iyo baaq ku aadan...

Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka waxay muujiyeen walaacooda iyo rajada adag ee ay ka qabaan in arrimaha siyaasadeed ee dhowaan soo kordhay, oo ay...

Koonfur Galbeed oo shaqo joojin ku sameeysay Mas’uul

Wasiirka Wasaraadda Arrimaha Gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa shaqo joojin ku sameeayay mid ka...

Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay cambaareyn uga timid Beesha Caalamka

Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay cambaareyn uga timid qaar kamid xubnaha beesha caalamka, kuwaas oo sheegay in aysan ku...

Mareykanka oo ka horyimid xilka qaadistii RW Kheyre walaacna muujiyay

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay Go’aankii kalsoonida ay Xildhibaanada Golaha Shacabka ugala noqdeen Ra’iisul Wasaarihii Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Qoraal kasoo...

Xasan Cali Kheyre “ Anigoo og’ wixii dhacay maanta iney sharci...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta mudanayaasha aqalka hoose ee Baarlamanka ay xukuumaddiisa kala laabteen kalsoonida ayaa waxa uu caawa ka hadlay...

Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay kalsooni kala-noqoshada RW kheyre

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo waxaa soo gaartay go’aanka ay Xildhibaannada Golaha Shacabka codka kalsoonida kala noqdeen Xukuumadda Ra’iisul-Wasaare Xasan...

Wasiir Islow oo ka hadlay kalsoonidii lagala noqday xukuumadda RW kheyre

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa ka hadlay Kalsoonidii Maanta lagala noqday  Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Wasiir Islow oo...

LATEST NEWS