Home Authors Posts by Xog Ogaal

Xog Ogaal

3356 POSTS 0 COMMENTS

Dowladda Soomaaliya oo 27 qof u xirtay weerarkii xabsiga dhexe ee...

Ugu yaraan 27 qof ayaa loo xiray inay masuul ka ahaayeen hubkii loo adeegsaday in lagu weeraro xabsiga dhexe ee Xamar horaantii bishaan, sida...

Wasiirka Amniga Galmudug oo booqday saldhigyo ciidan

Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Galmudug Axmed M. Fiqi iyo Saraakiil uu hoggaaminayey oo ay kamid ahaayeen taliyaha Qeybta 21aad ee ciidanka XDS S/Guuto Khooje,...

Dowladda Soomaaliya oo ceyrisay Agaasime Hay’ada CARE Somalia

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku amartay in dalka uu isaga baxo agaasimihii hay’adda CARE USA ee dalka Iman Abdullahi, waxaana dowladda ay sheegtay in...

Dowlada Soomaaliya oo heshiis cusub la saxiixatay Shirkadda Albayrak

Dowladda Soomaliya iyo Shirkadda Albayrak ee Maamusha Dekadda Muqdisho ayaa maanta heshiis cusub ku kala saxiixday magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga. Heshiiskan ayaa waxaa dhinaca...

Beesha Caalamka oo ugu baaqday Axmed Madoobe iyo Deni inay ka...

Beesha Caalamka oo War kasoo saartay wejiga saddexaad ee Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo qaar kamid ah Maamul Goboleedyada iyo Duqa Muqdisho uga socda...

Shaqaalaha dowladda oo la fasaxay iyo sababta keentay….

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in hal maalin ay fasax yihiin Shaqaalaha Hay’adaha dowladda heer Federaal iyo...

Madaxweyne Goor Goor oo ku wajahan Garoowe iyo ujeedka safarkiisa…

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan helnay ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor Maanta uu ku wajahan yahay Magaalada...

Madaxweynihii Maali oo is casilay iyo Ra’iisul wasaarihii oo la xiray

Madaxwaynihii dalka Mali Ibrahim Boubacar Keïta ayaa iscasilay, ka dib markii ay xireen militariga dalkaasi Talaadadii, waxaa sidaasi sheegay telefishinka qaranka dalkaasi. Khudabad uu telefishinka...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay qaadayso tallaabo ka dhan ah Taiwan

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku eedeysay Taiwan inay ku xadgudubtay Qaranimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kadib markii ay xafiis diblumaasiyadeed ay ka furatay Somaliland. Warsaxaafadeed...

Akhriso; Noocyada Doorashada ee loogaga doodayo Shirka Dhuusamareeb 3

Shirka ka socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxaa guddiga ka baaraandegga doorashada waxa ay soo bandhigeen noocyo doorasho kuwaasoo ay kamid...

LATEST NEWS