Home Authors Posts by Xog Ogaal

Xog Ogaal

3356 POSTS 0 COMMENTS

Maxkamadda gobolka Banaadir oo dil ku xukuntay Sayid Cali Macalin Daa’uud

Arbaco 6-da March 2024, (Mogadishu-xog-ogaal) Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa maanta xukun dil ah ku riday Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysnaa inuu  nolasha...

Duqa Magaalada Muqdisho oo qabtay kuulan ku Saabsan dhameystirka Dastuurka

Talaado 5-ta March 2024, (Mogadishu-xog-ogaal)  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa furay kulan looga hadlaayo soo jeedinta...

Dawladaha Soomaaliya iyo Hindi oo Heshiis is Afgarad ah gaaray

Talaado 5-ta March 2024, (Mogadishu-xog-ogaal) Wasiirka Arrimaha Gudaha  Xukuumadda  Soomaaliya Axmed Macalin Fiqii ayaa la kulmay wafdi sare oo ka socday dalka Hindiya, oo...

Kenya oo ku hungowday inay wada hadal siiso madaxweynaha Soomaaliya iyo...

Isniin 4-March 2024, (Nariobi-xog-ogaal) Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa isku howlay sidii loo qaboojin lahaa xiisadda ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Itoobiya, taasoo...

Madaxweynaha Turkiga oo sheegay inuu ka qeyb qaadanayo dhex dhexaadinta Soomaaliya...

Axad 3-da March 2024, (Ankara-xog-ogaal) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Antalya kula kulmay dhigiiisa Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, kulanka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyaya Shirka Amniga Qaranka

Arbaco 28-da February 2024, (Mogadishu-xog-ogaal) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga hadlay dardargalinta hawlgallada...

Soomaaliya oo walaac ka muujisay khatarta ka dhalan karta weerarada Xuutiyiinta...

Arbaco 28-da February 2024, (Muqdisho-xog-ogaal) Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Ambassador Jibriil Ibraahim Cabdulle, ayaa ka dhawaajiyay walaaca ay Soomaaliya ka qabto khatarta  weerarada Xuutiyiinta...

Soomaaliya oo ka fekeraysa in diyaaradaha caalamiga ee Hargeysa ka dega...

Isniin 26-ka February 2024, (Mogadishu-xog-ogaal) Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya, xildhibaan Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa waxay uga digtay maamulka Somaliland...

Soomaaliya iyo Qatar oo Heshiis kala saxiixday

Isniin 26-ka February 2024, (Mogadishu-xog-ogaal) Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya , Xasan Macallim Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa iyo...

Dowladda Soomaaliya oo digniin xoogan u dirtay Maamulka Somaliland

Sabti 24-ta February 2024, (Muqdisho-xog-ogaal) Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay carqaladeyn lagu sameeyo diyaaradaha isticmaala hawada...

LATEST NEWS