Home Wararka Gudaha Askarika tirsan ciidanka dowladda oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Askarika tirsan ciidanka dowladda oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

94
0

Kooxo hubeysan ayaa goor dhow Askari ku dilay Isgoyska Warshadda Caanaha ee Muqdisho sidda ay Risaala u xaqiijiyeen dadka degaanka.

Askariga la dilay ayaa dadka degaanka waxa ay sheegeen in uu ka tirsanaa Ciidanka ilaalada Wadooyinka ee loo yaqaano taraafikada.

Kooxihii dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday, waxaana halkaasi gaaray Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo halkaasi ka bilaabay howlgallo.

Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaa ka dhacayay dilal loo geysanayay Shaqsiyaad kala duwan , waxaana Todobaadkii lasoo dhaafay Muqdisho lagu dilay Askar iyo wiil dhalinyaro ah, dhammaan Kooxii dilka geystay ayaa goobta baxsaday.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.