Home Wararka Gudaha Aqalka Sare oo ansixiyay xubnaha ku matalaya Guddiga dib u eegista Dastuurka..

Aqalka Sare oo ansixiyay xubnaha ku matalaya Guddiga dib u eegista Dastuurka..

67
0

Talaado 21-da June 2022, (Mogadishu-xog-ogaal) Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa waxa ay ku ansixiyeeb xubnaha ku matalaya Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgalinta Dastuurka, gudoomiyaha Golaha  Aqalka Sare  Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo soo magacaabay shanta xubnood ee Aqalka Sare ku matalaya guddiga dib u eegista dastuurka ayuu usoo bandhigay xildhibaanada Aqalka sare oo dhankooda meel mariyay xubnahaasi.

Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya dib u eegista dastuurka ayaa kala ah

1. Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid)
2. Senator Iftiin Xasan Iimaan (Baasto)
3. Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)
4. Senator Saalax Axmed Jaamac
5. Senator Xasan Xuseen Xaaji
Guddoonka golaha shacabka ee Baarlamanaka federaalka Soomaaliya ayaa dhankooda laga sugayaa in ay soo magacaabaan sidoo kale la ansixiyo xubnaha iyana ku matali doona dib u eehiska dastuurka KMG iyo hirgelinta dastuurka cusub.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.