Home Wararka Gudaha Antonio Guterres oo ku baaqay xabad Joojin Deg Deg ah oo laga...

Antonio Guterres oo ku baaqay xabad Joojin Deg Deg ah oo laga sameeyo Gobolka Tigrayga

130
0

Axad 16-da October 2022, (Adis-Ababa-xog-ogaal) Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in xabad Joojin Deg Deg ah laga sameeyo Gobolka Tigrayga ee dalka Itoobiya, halkaas oo dad badan ay ku dhinteen kuwo kalena ay ku dhaawacmeen, xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres ayaa sheegay inay aad uga walaacsan yihiin sii hurinta dagaalka Tigray, kaasoo saameyn ba’an ku haya dadka rayidka ah.

Xoghayaha wuxuu  si adag ugu baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka.” dalalka Reer Galbeed ayaa dowladda Itoobiya iyo xoogaga TPLF ku cadaadinayay in dagaalka la joojiyo balse aysan ku guuleysan.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.