Home Wararka Gudaha Amniga RW Rooble oo la adkeeyay & Ciidamo lagu kordhiyay

Amniga RW Rooble oo la adkeeyay & Ciidamo lagu kordhiyay

316
0

Arbaco 6-da April (Mogadishu-xog-ogaal) kadib qoraalkii kasoo baxay NISA ee ahaa in Al-Shabaab ay weeraro la damacsan yihiin Madaxweynaha & Ra’iisul Wasaaraha.

Wararka la helay ayaa sheegaya in Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha uu ku  Shaqeeyo iyo Guriga uu degan yahay lagu kordhiyay Ciidamo horleh xilli xilkii laga qaaday Taliyihii ilaalada Ra’iisul Wasaaraha mid Cusubna la magacaabay.

 

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.