Home Wararka Gudaha Al-shabaab oo shaacisay magaca ninkii isku qarxiyay xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi

Al-shabaab oo shaacisay magaca ninkii isku qarxiyay xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi

148
0

Isniin 28-da Maarso, (Beledweyne-xog-ogaal) Ururka Alshabaab ayaa sii daayay magaca iyo deegaanka uu kasoo jeedo ninkii isku miidaamiyay AUN xildhibaan Aamino Macamed Cabdi oo katirsanayd barlamaanka Soomaaliya,ninkaan oo lagu magacaabo Maxamuud Cabdulqaadir ( Abuu sheyba) ayaa baraha internetka Alshabaab lasoo galiyay cod horey loogasii duubay oo lagu sheegay dardaaran, waxaana Alshabaab ay sheegeen inuu ahaa fuliyihii weerarkii koowaad ee ka dhacay xerada lama- galaay ee Baladweyne.

Maxamuud Cabdulqaadir ayaa Alshabaab ku biiray sannadkii 2016, wuxuuna kasoo jeedaa degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo. Wuxuu kamid ahaa Shabaabkii ka dagaalami jiray gobolka Mudug, Al-shababab waxay sheegeen inuu kasoo qeyb qaatay dagaallo badan oo ka dhacay Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, waxayna tilmaameen inuu markii dambe go’aanaaday inuu ku biiro waxay ugu yeeren garabka istishhaadiga ama isqarxinta.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.