Home Wararka Gudaha Agaasimihii Radio Muqdisho oo ku dhintay qarax ka dhacay Muqdisho

Agaasimihii Radio Muqdisho oo ku dhintay qarax ka dhacay Muqdisho

196
0

(Mogadishu-xog-ogaal) Waxaa soo baxaya faahfaahin la xiriira qarax goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho,waxaana qaraxa ku dhintey weriye Cabdicasiis  Afrika oo ahaa agaasimihii Radio Muqdisho waxaana ku dhawacmay agasimihii taleefishinka qaranka.

Alaha u naxariistee Cabdicasiis Afrika ayaa hore ugu dhaawacmay meel an ka fogeyn goobta uu caawa ku geeriyooday waxana uu dawo u aaday dalka dibadiisa isagoo dib ugu soo laabtay dalka.

URL List

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.