Home Wararka Gudaha 9 Mudane oo Maanta qaatay Shahaadada Xildhibaannimo

9 Mudane oo Maanta qaatay Shahaadada Xildhibaannimo

159
0

Axad 3-da April, (Mogadishu-xog-ogaal) Magaalada Muqdisho waxaa weli ka socota diiwaangelinta iyo Shahaado siinta Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Guddiga doorashooyinka ay Maanta Gelinka hore  diiwaangeliyeen Xildhibaano dhowr ah.

Xildhibaannada Maanta la diiwaangeliyaya oo Shahaadada la siiyay ayaa waxaa ay ka kala soo jeedaan Maamulada Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Puntland, waxaana Magacyadooda ay kala yihiin.

  1. Ahmed Abdi Hashi (Ahmed Taajir) HoP#166
  2. Mohamed Abdullahi Keyse HoP#073
  3. Sadiya Yasin Haji Samatar HoP#129
  4. Hassan Abdi Ismail HoP#217
  5. Omar Ibrahim Hashi HoP#114
  6. Roda Arab Abdi HoP#219
  7. Khadra Mohamed Tukale HoP#274
  8. Sahra Olad Abdi HoP#018
  9. Zamzam Dahir Mohamud AS#12

URL List

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.