Home Wararka Dibadda 18 Caruur ah oo lagu dilay toogasho ka dhacday dalka Mareykanka.

18 Caruur ah oo lagu dilay toogasho ka dhacday dalka Mareykanka.

151
0

Arbaco 25-ta May 2022, (Mogadishu-xog-ogaal) Faah faahino ayaa ka soo baxeysa toogasho dhimasho iyo dhaawac sababtay oo ka dhacday dugsi hoose oo ku yaalla magaalada Uvalde gobalka Texas ee dalka Mareykanka.

Sida wararka la helayo ay sheegayaan, 19 qof ayaa ku geeriyootay toogashadan, dadka dhintay 17 kamid ah waa caruur dhiganeysay Iskoolkan, halka labada qof ee kalana ay ahaayeen Macalimiin wax ka dhigeysay dugsiga weerarka lagu qaaday.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.